Wargeyska Kasmo wuxuu idin leeyahay meel aad joogtaamba: ‘Ku Ciida Caafimaadsan’


Wargeyska Kasmo: Meel aad joogtaamba: ‘Ku Ciida Caafimaadsan’

Guddoonka Wargeyska Kasmo oo ku hadlaaya magaca Tifaftirayaasha iyo kan Aqristayaashaba, wuxuu hambalyo iyo boogaadin ku saabsan munaasabadda Iidul Adxa u diraya guud Ummadda Islaamka, gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed .

Wuxuu u rajeeynayaa malaayiinta Islaamka ah ee taagan Buurta Carafa ducadooda inuu Eebbe aqbalo, Ummadda Soomaaliyeedna sanadkan iyo kiisa kale ay ku gaaraaan bash-bash iyo barwaaqo.”

Ku ciida Caafimaadsan – Hambalyo, Hambalyo 

Post Comment