Kasmo News Paper
Kasmo News Paper
Urur wata magaca Jihaad Islaami oo lagu eedaynayo inuu xiriir la leeyahay Sir-doonka Israa'iil
						<description>Koox Islaami ah oo lagu soo eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin Sir-doonka Israaiil, waxaana C.Ammaanka ee Yemen gacanta ku hayaan Kooxdan iyo raadad caddaynaya arrinkaas.</description>
Yemen:-Ha lagu cadaadiyo dhinacyada is-haya ee Soomaaliya in ay gaaraan heshiis siyaasadeed
						<description>Yemen ayaa ku cadaadineysa Beesha caalamku in ay kala qayb-galaan xal u helidda dhibaatada Qaxootiga soo qulqulaya iyo in xal kama dambays ah loo helo arrinka Soomaliya,wada-hadalna lagu dhammeeyo.</description>
Muqdisho  oo ku gabbal-dhacsatay Duqeyn iyo Geeri
						<description>21qof ayaa geeriyootay, tira kale oo badanna waa dhaawacmeen ka-gadaal markii gabbal-dhicii maanta Madaafiic lagu duqeeyay Bakaaraha..</description>
Dagaal maanta ka dhacay Deg.Heliwaa ee Muqdisha
						<description>Dagaal uu qof ku dhintay, labana ay ku dhaawacmeen ayaa ka dhacay Degmeda Heliwaa, wuxuuna dhex-maray Ciidanka DFKMG ah oo kaashanayay kuwa Itoobiya iyo kooxo ka soo horjeeday.</description>
Somaliland:-Baasaboorkii cagaarnaa ayaa lagu xajiyayaa
						<description>Somaliland waxay shaacisay in ay Gegooyinkeeda dayuuradaha ku soo dhoweynayso dadka wata Baasaboorkii cagaarnaa ee hore, ayna aqoonsanayn Baasaboorka cusub DFKMG ah.</description>
M/Weyne Abuu-Maazin oo booqanaya Suuriya iyo India,lana kulmaya K.Rice
						<description>Madaxweynaha Falastiiniyiinta Abuu-Mazin ayaa booqanaya Suuriya iyo India, Ramallana wuxuu kula kulmayaa K.Rice. Khilaafka Fatax iyo Xamaasna waa laga wada hadlayaa..</description>
Duqeyn ka kala dhacday G.Dayuuradaha iyo Deg.Dharkeenley ee Muqdisha
						<description>Ururka Al-Shabaab ayaa Hoobiyayaal ku riday G.Dayuuradaha Muqdisha, AMISOM-na duqeyn ka dhacday Dharkeenley ayay kaga jawaabeen..</description>
Cutubyo hor leh oo Ciidan Itoobiyaan ah oo soo galay Soomaaliya
						<description>Ciidan fara badan oo aad u hubaysan oo Itoobiyaan ah oo soo galay meelo ka mid ah Somaliya,xilli ay duqeyntii Muqdisha ,dilka iyo qaraxyaduna kordhayaan.</description>
Maamulka Cusub ee Ururka SSIFO
						<description>Urur Kubadda Koleyga Soomaalida Qurbaha oo la dhisay iyo Guddiyo kala duwan oo la magacaabay.</description>
Taliyihii Nabad-sugidda Baydhaba oo toogasho lagu dilay
<description>Kasmo News Paper</description>