Boliiska Kenya oo laayay in ka badan 100 neef oo geel ah


Wararka laga helayo tuulada Booko ee deegaanka deegaanka Tana River ayaa sheegaya waxaa maalintii Sabtida lagu dilay in kabadan boqol neef oo geel ah oo la sheegay inay lahayeen xoolo dhaqato Soomaali ah.

Neefafkan geela ayaa waxaa la sheegayaa “inay dileen ciidamo katirsan booliska dalka Kenya” Mas’uuliyiita laamaha ammaanka na waxaa ay shegeen inay baarayaan falkani.

Haddabo Weriyaha BBC-da Maxamuud Cali ayaa dhacdadaasi wuxuu ka waraystay Cali Waariyow oo ah Xildhibaan laga soo doorto degaanka Tana River ee Geella lagu laayey, waxa uu marka hore ka waramayaa waxa uu indhihiisa ku arkay. http://www.bbc.com/somali/40085603

Xigasho : BBC Somali

Post Comment