Kasmo News Paper
Kasmo News Paper
Qaahira:--Dawlado ka shiraya dhibaatada Burcad-Badeedda
						<description>Dawladaha Masar, Sacuudiga, Yemen, Urdun iyo Suudaan ayaa ku shiraya Qaahira oo isla eegaya sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada Burcad-badeedda Mandiqada..</description>
Dawladda Federaalka KMG ah  oo il-geeriyaad leh!
						<description>Khilaaf u muuqda in uu yahay mid aan xal loo heli doonin ayaa ka dhex aloosan Hoggaanka Sare ‘Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha’.</description>
Sacuudiga iyo Yemen oo iska kaashanaya la-dagaallanka Tahriibka
						<description>Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan: la-dagaallanka tahriibka ee Xuduuddooda ka dhaca, khibradna ay kala qaataan.Kuwa Xuduudda ka tahriiba ayaa waxaa ka mid ah dad Soomaaliyeed.</description>
Israa'iil oo jawaab ka bixineysa hadalladii B.Obama ..
Itoobiya oo digniin u dirtay Hoggaanka sare ee DFKMG ah..!!
Markab xamuul uu Sacuudigu leeyahay oo ay qafaasheen Burcad-Badeed..!!
						<description>Markabka waxaa la socday 25 shaqaale oo dalal kala gedisan u dhashay, wuxuuna siday  2-milyan Fuusto oo Saliidda Ceyriin ah..</description>
Agagaarka Ceelashii Biyaha oo uu ka dhacay Dagaal..!!
						<description>Dagaalka ka dhacay agagaarka Ceelashii biyaha ayaa geystay dhimasho iyo dhaawac...</description>
Qaabkee ayey Yemen ula dagaallameysaa Gudniinka Gabdhaha ?
						<description>Deegaanno ku yaalla Yemen waxaa weli ka jira Caadada gudniinka gabdhaha, waxaana soconaya tallaabooyin lagula dagaallamayo.</description>
R/Wasaare Nuur-Cadde oo ku dhawaaqay  Golihii Wasiirrada
						<description>R/Wasaare Nuur cadde ayaa ku dhawaaqay Magacyada 10 wasiir iyo 3 ku-xigeen oo lagu badalay kuwii is-cazilay iyo weliba 14-W.Ku-xigeen oo hor leh.</description>
Somali Language Literature Festival and Touring Book
						<description>The Somali-speaking PEN and Halabuur Centre organize a Unique Literary Festival in London</description>
<description>Kasmo News Paper</description>