Kasmo News Paper
Kasmo News Paper
Muqdishu oo dagaaladu sii xoogeysayaan iyo Rasiilu-wasaaraha oo sheegay in ammaanka xildhibanada la sugi doono
						<description>Shir jaraaid ayuu wasiirka koowaad ku sheegay in amniga xildhibaanada la sugi doono.</description>
Kenya oo u dabaaldegtay dastuur cusub oo uu dalku yeeshay
						<description>Dabaaldeg ballaaran ayaa maanta ka dhacay guud ahaan wadanka Kenya.</description>
Xildhibaanno, saraakiil iyo dad rayad ah oo lagu dilay Xamarweyne iyo Dagaalka Muqdisho oo galay maalintii 2aad
						<description>Xildhibaanno, saraakiil iyo dad rayad ah oo lagu dilay Xamarweyne iyo dagaalka Muqdisho oo galay maalintii 2aad </description>
Miineystayaashii Alshabab oo ku baabaya gaaro miino ah oo ay rakibayeen
						<description>Miineystayaal Somaali, Pakistani, Algeriaan iyo Hindi isugu jirra ayey qarax ay xirxirayeen laftigoodii ku qarxay.</description>
Dagaalkii koofurta iyo waqooyiga Suudaan oo laga baqayo inuu mar kale qarxo
						<description>Hanjabaado kulul ayey isweydaarsanayaan dowlada Suudaan iyo SPLA</description>
Barakacayaasha ku sugan Woqooyiga iyo Koonfurta Muqdisho oo ku jira xaalad adag
						<description>Dadkii ka barakacay Muqdisho, kuna sugan Xeryo macmal ah oo ku yaalla Woqooyiga iyo Koonfurta Caasimadda ayaa haatan ku jira xaalad adag oo bani-aadannimo.</description>
Maxay Daalibaan Dhegaha iyo Sankaba uga gooyeen Gabadha 18-jirka ah?!
						<description>Xoogagga Daalibaan ee Dalka Afganistaan ayaa labada Dhegood iyo Sankaba ka gooyay Gabar 18 jir ah oo u dhalatay dalkaas.</description>
Madaxweyne Barack Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay 115 dhalinyaro ah oo laga marti-qaaday Afrika
						<description>Madaxweyne Obama oo dhalinyarada Qaaradda Afrika ku qaabilay Aqalka Cad - kulan noociisa ah kii u horreeyey ee ka dhaca Aqalka Cad.</description>
Soomaaliya: Rayidka oo ay weli dhibaatada ugu weyn ka soo gaarayso Dagaalka Muqdisho
						<description>Tiro aad u badan oo ku dhaawacmey Qaraxyo; Haween iyo Carruur Yaryar oo ay si gaar ahi dhibaatadu u saameysey 
Haweeneey u dhalatay dalka Yemen oo umushay wax lala yaabo..!!
						<description>Haweeney u dhalatay dalka Yemen, ayaa gobolka Ibb ee Bariga dalkaas ku umushay wax lala yaabo</description>
<description>Kasmo News Paper</description>