Home | Warar | Ardaydii iyo barayaashii lagu xasuuqay dugsiga Sandy Hook ee magaalada Newtown - USA

Ardaydii iyo barayaashii lagu xasuuqay dugsiga Sandy Hook ee magaalada Newtown - USA

image wejiyo qarsoomay

Muuqaalada qaar ka mid ah dadkii la xasuuqay

Magacyada iyo sawirada ardaydii iyo macalimiintii lagu xasuuqay dugsigoodii ayaa dhammaantood hadda la aqoonsaday, waxaana noo suurtogashay in aan helno (xigasho Wargeyska The Guardian) muuqaalada qaar ka mid ah dadkaas haatan mootan.

Madaxweyne Barack Obama ayaa tegay magaalada yar ee lagu magacaabo Newtown, halkaas oo ahayd meesha xasuuqu ka dhacay, wxuuna dadweynaha iyo madaxda gobolka Connectcut kala qaybgelyaa xus tacsi ah oo 26 arday iyo macalin ee ninka hubeysani, jamcadii 14kii Disember ku dilay, kadibna isagu isdilay. Wuxuu ahaa 20-jir lagu magacaabo Adam Lanza.

Kasmo Online

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text