Home | Warar | Dhismaha Golaha Wasiirada: magacyada 35 xubnood oo ay ka kooban tahay Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Saacid

Dhismaha Golaha Wasiirada: magacyada 35 xubnood oo ay ka kooban tahay Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Saacid

image

Magacyada 35 xubnood ee Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Saacid

 Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon wuxuu maalintii khamiista ee 13kii Disember soo dhameystiray xubnaha ay xukuumaddiisu ka kooban tahay, isagoo magacaabay shan wasiir u dowle iyo 20-wasiir ku xigeen iyo 10-wasiir oo hore u magacownaa.

Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul Waasaraha, Faarax Cabdi Xasan ayaa u akhriyay saxaafadda magacyada xubnaha la soo magacaabay, iyadoo la sheegay in wasaarad walba ay leedahay laba wasiir ku xigeen.

Magacyada wasiir ku xigeennada la magacaabay:

1. Inj. Maxamed Aadan Axmed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda
2. Jamaal Maxamed Barrow, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda
3. Xasan Ibraahim Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo A. Qaranka
4. Jaamac Axmed Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo A. Qaranka
5. Maxamed Axmed Aadan, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
6. Abuukar Xasan Cali, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
7. Bashiir Maxmaed Jaamac, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
8. Maxamuud Macallin Yaxye, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
9. Fahmo Axmed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
10. Xasan Maxamed Jimcaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
11. Nadiifo Maxamed Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska
12. Cali Sheekh Maxamed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska
13. Siciido Xasan Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
14. C/raxmaan Maxamed Geeddi, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
15. Axmed Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
16. C/raxmaan Kulmiye Xiris (C. Dheere), wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
17. C/qadir Shekh Ismaciil, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
18. Maxamed Cali Xagaa, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
19. C/shakuur Cali Mire, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta
20. Ibraahim Yaroow Isaaq, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta

Magacyada Wasiir Dowlayaasha:

1. Faarax Sh. C/qaadir Maxamuud, wasiir u dowlaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya
2. Dr. Maxamed Nuur Gacan, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda
3. Mahdi Nuur Cali, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka
4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir, wasiir u dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
5. Max'ud Ismaaciil Barqadle, wasiir u dowlaha wasaaradda horumarinta adeegga bulshada

Magacyada Wasiiradii 10ka ahaa ee hore loo magacaabay

1. Marwo Fowsiyo Yuusuf X. Aadan Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda.

2. Mudane Cabdulahi Abyan Nuur, Wasiirka Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta.

3. Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka Gaashaandhiga

4. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka.

5. Mudane Cabdulahi Ciil Mooge Xirsi, Wasiirka Warfaafinta, Boostada Iyo Isgaarsiinta.

6. Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Dalka.

7. Mudane: Muxyidiin Maxamed Kaalmooy, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud.

8. Marwo: Maryan Qaasim, Wasiirka Wasaaradda Horumirinta Adeega Bulshada.

9. Mudane: Maxamuud Axmed Xasan, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha

10. Mudane: Maxamuud Xasan Suleymaan, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Iyo Qorsheynta.

 ---------------

Guud ahaan tirada Wasiirada, Wasiiru Dawlayaasha iyo Wasiir ku xigeenadu waxay isku noqonayaan 35 xubnood, waxaana jira hal wasiir ku xigeen oo intii la magacaabay ka dib, sheegay in uu iska casilay xilkii loo magacaabay, waa Abuukar Xasan Cali oo Wasiir ku xigeen ugu magacownaa Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta.

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text