Home | Warar | Dokumenti Xambbaarsan Xog muhiim ah 'Taariikhda qoraalka af-Soomaaliga'

Dokumenti Xambbaarsan Xog muhiim ah 'Taariikhda qoraalka af-Soomaaliga'

image Xuskii 40-guurada

Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga iyo Dokumentiyo Taariikhi ah oo la soo bandhigay!.

Iyadoo weli lagu gudo jiro xuska 40-guurada qoraalkii Af-Soomaaliga, ayaan munaasabadda as fadligeeda, waxaan jeclaysanay in aan bulsho-weynta Soomaaliyeed la wadaagno qoraallo, dokumentiyo muhiim ah oo aan looga maarmin xogta iyo tix-raaca taariikhda cajiibka ah ee qoraalka Af-soomaaliga leeyahay!.
Dokumentiyadaas oo lix qaybood ah, qormada 1aad waa falaqeyn kooban oo aan anagu xogta muhiimka ah ee ku jirta dokumentiyada kale ee 5ta ah ku iftiiminayno, waxana idinka codsanayaa in aad hoos kala degtaan (Download). Waxayna kala yihiin:-

1. Xog muhiim ah ee Taariikhda qoraalka Af-soomaaliga (Falaqayn)
2.Warbixintii Guddiga Af-soomaaliga, 1961
3. Unesco Report, 1966
4. Iftiinka Aqoonta ee Shire Jaamac, 1967
5. A Nation in Search of a Script, 1968, by Dr Xuseen Tanzania.
6. Wargeyska Kasmo, issue 15 November 2012

C/qaadir Shire,
Tifaftiraha Kasmo
  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text