Home | Warar | Wareeggii labaad oo codeyntu socoto - kala doorashada Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud

Wareeggii labaad oo codeyntu socoto - kala doorashada Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud

image Xasan Sh. Maxamuud

Wareegga 2aad: Xasan Sheekh Maxamuud oo la sugayo in guushu raacdo

Weli waxaa socda codeyntii lagu kala reebayey Musharrax Shariif Sheekh Axmed iyo Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana hadda weli socota codeynta wareeggii 2aad.

 Sidaas darteed, inkastoo aan weli coden, natiijadii soo bixin, haddana waxay nqon doontaa arrin yaab leh, haddii Sheekh Shariif ku guuleysto loolanka Madaxtinimada 4t sano ee soo socota!.

 Waxaa la saadaalinaya in ninka la tartamaya uu noqon doono kan guuleysta, loona dhaariyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo magaceeda lagu daray erayga 'Federaal'. Xasan, sida muuqata kalsooni buuxda ayaa xildhibaanada kuwo badani ku qabaan. 

Marka natiijada guusha la baahiyo, waxaan idiin soo gudbin doonaa taariikhdiisa iyo isbedelka laga filan karo.

Kasmo Online

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text