Home | Warar | Natiijada wareeggii 1aad iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka haray weeragga 2aad

Natiijada wareeggii 1aad iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka haray weeragga 2aad

image

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka haray weeragga 2aad

 Codeyntii wareegga 1aad oo la tiriyey ayaa waxay muujinaysaa in ay wareegga 2aad u gudbeen Musharraxiinta kala ah:-

1. Shariif Sheekh Axmed, helay 64 cod
2. Xasan Sheekh Maxamuud, helay 60 cod
3.  C/weli Maxamed Cali Gaas, helay 29 cod
4. C/qaadir Cosoble Cali , helay   27 cod.

Sidaas darteed, dhammaan musharraxiintii kale waxay u gudbiwaayayaan weeragga 2aad, kas oo sida muuqata dhex mari doona afartan musharrax, oo la hubo in midkood uu nqon doono Madaxweynaha loo wada sharraxnaa, waxaana suurtogal ah in uu maanta soo baxo qof aan ahayn kii 4tii sano ee la soo dhaafay, waana dhici kartaa in isaga laftiisi mar labaad ay Soomaaliyi mudato!.

 La soco wareegga 2aad iyo Kamso Online

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text