Home | Warar | Wargeyska Kasmo wuxuu idiin soo gudbinayaa 'CIID MUBAARAK'

Wargeyska Kasmo wuxuu idiin soo gudbinayaa 'CIID MUBAARAK'

image

Wargeyska Kasmo: Ciid Wanaagsan Ciida

Munaasabadda Farxadda leh ee Ciidda Soonqaad, Wargeyska Kasmo wuxuu ummadda Muslimka ah iyo gaar ahaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaamba ugu hambalyeynayaa Maalinta weyn ee Ciidda, 29ka Aqoosto 2012.

Waxaan idiin rajeynaynaa Sannadkan iyo kiisa kale: Caafimaad, Nabad iyo Horumar.

"Ciid Mubaarak".

 Wargeyska Kasmo, London!

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text