Furitaaankii cayaaraha oo socda iyo Britain oo soo bandhigtay xaflad lala ashqaraaray!
Furitaaankii cayaaraha oo ka socda Garoonka Olympic Park i boqoradda oo joogta
Qiyaastii markii saacadda London ahayd 9kii fiidnimo ayaa Xafladda furitaanku bilaabatay, waxaana ka soo qaybgalay in ka badan 17-kun oo cayaartooy iyo masuuliyiinta Cayaaraha Olymobigga ee dunida.
Dalka cayaarahan martigeliyey, Britain, London 2012, waxaa la soo bandhigay, welina socota xaflad taariikhi ah, waxaana dalka Soomaaliya uga soo qaybgalay laba cayaartooy iyo madaxda Olymbigga.
Warar dheeraad ah ee furitaanka, la soco dhowaan.
C/qaadir Shire, London




