Home | Warar | War Degdeg ah: weerar Ismiidaamin ah oo kol dhow ka dhacay gudaha Golihii Murtida ee magaalada Muqdisho

War Degdeg ah: weerar Ismiidaamin ah oo kol dhow ka dhacay gudaha Golihii Murtida ee magaalada Muqdisho

image

Weerar Ismiidaamin ah oo lagu fuliyey gudaha Golihii Murtida oo xaflad ka socotay .

War degdeg ah oo kol dhow soo dhacay wuxuu sheegayaa in weerar is-qarxin ah (Ismiidaamin) uu ka dhacay gudaha Golihii Murida iyo Madadaalada ee Muqdisho. Halkaas waxaa ka dhacdday, sida wararka hordhaca ahi sheegayaan,  geeri  iyo dhaawac badan.

Wararka qaar ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay ku sugnaayeen madaxdii Dawladda KMG ah, waxaana loo kulansanaa oo meesha ka socotay xaflad loogu dabaaldegayo Sannadguuradii 1aad ee ka soo wareegtay furitaanka TV-ga Dawladda.

Wixii warar ah iyo faahfaahinta, waan idiin soo gudbin doonaa.

Kasmo Online

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text