Cayaaraha
Magan Magan Daahir Yuusuf oo koobka Kubada Miiska 'Top-12 Breda' ee Holand ku guuleystay
Hambalyo Magan Daahir Yuusuf oo guul weyn ka gaaray Tartanka Top-12 ee dalka Holland, wuxuuna mudan yahay ku dayasho iyo taageero Sport-yahanka Soomaaliyeed.
Geerida Faarax Weheliye Caddow Sindiko
Xilliga burburka, ujeedada Faarax Sindiko kuma koobneyn ka qeybgalka ciyaartoyda dalkeena oo keliya, waxaase danta runta ahi ahayd in dunidu ogaato in dalka Soomaaliya weli jiro, calankiisuna mid keliya yahay. ...Maamulka Cusub ee Ururka SSIFO
Urur Kubadda Koleyga Soomaalida Qurbaha oo la dhisay iyo Guddiyo kala duwan oo la magacaabay....SOMALI CHALLENGE CUP 2008
Somali challenge ciyaaraahan oo sannad walba ay qabato HAYA Somali community, una qabato dhalliyarada iyo ciyaalka Somaliyeed ...



