Home | Cayaaraha | Afrika iyo World Cup 2010

Afrika iyo World Cup 2010

image Astaanta World Cup 2010

Ciyaari waa gelin dambe iyo kooxaha qaarkood oo aan weli rejo dhigin

Cid kasta ha ku guuleysatee, dalka South Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika waxaa sharaf u ah in ay iyagu martigeliyeen Koobka Adduunka ee ciyaartiisu hadda socoto oo si asqaraar leh uga socota Garoomo kala duwan.17ka Juun oo khamiis ah, Mexico  ayaa muquunisay kooxdii France oo la diray 2-0, halkaas oo rejadii France ee World Cup 2010 uu ku yimid guuldarro. Argentine ayaa iyaduna Kuuriyada Koofureed uga adkaatay 4-1, halka Greece ay iyaduna Nigeria uga adkaatay 2-1.   Dhibcaha ay kala haysteen dalalkii hore u cayaaray:-

Spain 0-1 Switzerland Honduras 0-1 Chile Brazil 2-1 North Korea Côte d'Ivoire 0-0 Portugal Talyaaniga 1-1 Paraguay Netherlands 1-0 Japan Germany 4-0 Australia Ghana 1-0 Serbia  Slovenia 1-0 Algeria England 1-1 USA  Argentine 1-0 Nigeria France 0-0 Urugway  K/ Africa 1-1 Mexico.  

La soco cayaaraha ....

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text